BARO XIRFADDA ADDUUNKA MAANTA LAGU SHAQEYSTO

Your information

Billing address


Payment information

You will not be charged for this purchase, but if you choose to make an optional purchase later, this card info will be used to complete that transaction!

Processing...

Markhaati - Testemonail 



Farhan Wadani 
Arday Faraxsan 

Farxad ayey iitahay inaan muddo kadib ka faa'ideysto cilmigaada xaqiiqdana wax kasta oo aad sameynayso saameyn ayey yeelan donaan....Mahadsanid Ustaad. ...


Ali Ayuub
Arday Faraxsan

Maanta ayaa si xidhiidha u daawaday casharkii....ee Sahalsoftware waa meesha ugu qiimaha badan xaqiiqdii Alle ha dhowro. Macalin ka fahansiin fiican waligey wax ima soo dhigin .....


Hussein Mahad 
Arday Faraxsan

Masha Allah cilmi bdan ayaan kaa faa'iday waadna mahadsan tihii ustaad ajir iyo xasanaad Alaah haidnka siiyo....


Abdullahi Kulane
Arday Faraxsan

Muddo ka dib ayaan dawanayay The best teacher

Kooraskan waxaad ku baranaysaa sida shirkada xisaabaadka loogu xidho. waxyaabaha aad baranayso waxaa ka mid ah: 

  - General Accounting
  - QuickBooks Desktop
  - QuickBooks Online
  - DacEasy

Waxaad baranaysaa sida aad adiga oo isku kalsoon aad ugu shaqo tegi lahayd xirfadan

Casharada waxaa ku jira shirkado lagula abuurayo oo xisaabtoodana lagula xidhayo.

Waxaa kale oo jira macalin si gaar ah laguugu xidhayo oo casharada kula sameynaya oo ku caawinaya.

Waxaa kale oo aad heleysaa ZOOM laguu soo galayo wiigii hal maalin.

Waxaa kale oo la socda Kooraskan Buuggaag gaadhaysa afar buug (4) PDF ah.

ugu danbayn waxaan kuu balan qaadaynaa haddii alle idmo inaan si joogta ah kuu caawino wixii ku saabsan aqoontan, su'aalahagana aan kaaga jawaabno, nagala soo xidhiidh Whats app kan +252634496857. 

Accounting Software | QuickBooks$60

  • Today's payment
  • Accounting Software | QuickBooks$60
  • Future payments
  • $60

All prices in USD

Haddii aadan haysan Credit card ama Master Card, waxaad lacagta ku bixin kartaa:

- EVC, ZAAD, SAHAL, TAAJ

- EDAHAB, Dahabshiil Account

- AMAL BANK

- MPESA

iyo Wixii la mid ah.

La xidhiidh whats app kan +252634496857 si uu kuu caawiyo.

                                 MAHADSANID

Affiliate: