Your information
Payment information
Markhaati - Testemonail
Farhan Wadani
Farxad ayey iitahay inaan muddo kadib ka faa'ideysto cilmigaada xaqiiqdana wax kasta oo aad sameynayso saameyn ayey yeelan donaan....Mahadsanid Ustaad. ...
Ali Ayuub
Maanta ayaa si xidhiidha u daawaday casharkii....ee Sahalsoftware waa meesha ugu qiimaha badan xaqiiqdii Alle ha dhowro. Macalin ka fahansiin fiican waligey wax ima soo dhigin .....
Hussein Mahad
Masha Allah cilmi bdan ayaan kaa faa'iday waadna mahadsan tihii ustaad ajir iyo xasanaad Alaah haidnka siiyo....
Abdullahi Kulane
Muddo ka dib ayaan dawanayay The best teacher
This site is protected by reCAPTCHA and the Google Privacy Policy and Terms of Service apply.
Macalinka Kooraskan: Eng Mohamed Jama Sahal
Kooraskan waxaad ku baranaysaa Hardware ka computer ka noocyadiisa iyo mid walba sida uu u shaqeeyo, waxaa sidoo kale baran doontaa Software iyo inta loo qeybiyo iyo sida ay u shaqeeyaan.
Barnaamijyada aad baranaysid waxaa ka mid ah:
- Hardware
- Social
- Software
Waxaad baranaysaa sida aad adiga oo isku kalsoon u aad ugu shaqeysan lahayd.
Casharada waxay u badan yihiin Practical, waana maqal iyo muuqal
Waxaa kale oo jira macalin si gaar ah laguugu xidhayo oo casharada kaa caawinaya.
Waxaa kale oo aad heleysaa ZOOM laguu soo galayo wiigii hal maalin.
Waxaa kale oo la socda Kooraskan Buuggaag gaadhaysa afar buug (3) PDF ah.
ugu danbayn waxaan kuu balan qaadaynaa haddii alle idmo inaan si joogta ah kuu caawino wixii ku saabsan aqoontan, su'aalahagana aan kaaga jawaabno, nagala soo xidhiidh Whats app kan +252634496857.
Hardware A+ | TroubleShooting$60
Only 0 remaining!
- Total payment
- 1xHardware A+ | TroubleShooting$60-+
- Discount
- Shipping$0
- Sales tax$0
- Total
- Today's payment
- Hardware A+ | TroubleShooting$60
- Discount
- Shipping$0
- Sales tax$0
- Total
- Future payments
- $60
- Discount$0
- Shipping$0
- Sales tax$0
- Future amount
$0 - Today's payment:
$0 - Today's payment
-
$0
All prices in USD
Haddii aadan haysan Credit card ama Master Card, waxaad lacagta ku bixin kartaa:
- EVC, ZAAD, SAHAL, TAAJ
- EDAHAB, Dahabshiil Account
- AMAL BANK
- MPESA
iyo Wixii la mid ah.
La xidhiidh whats app kan +252634496857 si uu kuu caawiyo.
MAHADSANID