BARO XIRFADDA ADDUUNKA MAANTA LAGU SHAQEYSTO

Your information

Billing address


Payment information

You will not be charged for this purchase, but if you choose to make an optional purchase later, this card info will be used to complete that transaction!

Processing...

Markhaati - Testemonail 



Farhan Wadani 
Arday Faraxsan 

Farxad ayey iitahay inaan muddo kadib ka faa'ideysto cilmigaada xaqiiqdana wax kasta oo aad sameynayso saameyn ayey yeelan donaan....Mahadsanid Ustaad. ...


Ali Ayuub
Arday Faraxsan

Maanta ayaa si xidhiidha u daawaday casharkii....ee Sahalsoftware waa meesha ugu qiimaha badan xaqiiqdii Alle ha dhowro. Macalin ka fahansiin fiican waligey wax ima soo dhigin .....


Hussein Mahad 
Arday Faraxsan

Masha Allah cilmi bdan ayaan kaa faa'iday waadna mahadsan tihii ustaad ajir iyo xasanaad Alaah haidnka siiyo....


Abdullahi Kulane
Arday Faraxsan

Muddo ka dib ayaan dawanayay The best teacher



Macalimka Kooraskan: Eng Mohamed Jama Sahal

Kooraskan JavaScript, Waxaad ku baranaysaa:

  - Sida loogu sameeyo website dhameystiran
 - iyo waxyaalo kale oo badan

Casharada waa maqal iyo muuqal.

Waxaa kale oo jira macalin si gaar ah laguugu xidhayo oo casharada kula sameynaya oo ku caawinaya, kulana sameynaya Website ka kooban HTML, CSS iyo JavaScript wada socda, oo soo jiidasho leh.

Waxaa kale oo aad heleysaa ZOOM laguu soo galayo wiigii hal maalin.

Waxaa kale oo la socda Kooraskan Buug 

ugu danbayn waxaan kuu balan qaadaynaa haddii alle idmo inaan si joogta ah kuu caawino wixii ku saabsan aqoontan, su'aalahagana aan kaaga jawaabno, nagala soo xidhiidh Telegram Nambarkan kan +252634496857. 

JavaScript$59

  • Today's payment
  • JavaScript$59
  • Future payments
  • $59

All prices in USD

Haddii aadan haysan Credit card ama Master Card, waxaad lacagta ku bixin kartaa:

- EVC, ZAAD, SAHAL, TAAJ

- EDAHAB, Dahabshiil Account

- AMAL BANK

- MPESA

iyo Wixii la mid ah.

La xidhiidh Telegram Nambarkan +252634496857 si uu kuu caawiyo.

                                 MAHADSANID

Affiliate: